Category
WARARKA MAANTA
Muqdisho oo lagu soo gebagebeeyey Shirweyne lagu lafaguray dhibaatada maandooriyuhu ku hayo bulshada
written by Warsan Radio
Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagusoo gabagabeeyay shirweyne looga hadlayay dhibaatada maandooriyuhu uu ku hayo bulshada, gaar ahaan dhallinyarada, waxana muddo laba maalmood ah oo uu socday shirweynahani, lagu…
Afhayeenka Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Saadaq Doodishe oo ka hadlay dil maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa sheegay in dilkaas uu geystay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka, isla markaana…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay Guddiga Amnigga Koonfur Galbeed isagoo kala hadlay sugidda Ammaanka magaalada Baydhabo iyo nawaaxigeeda. Guddiga Amniga Koonfur Galbeed ayaa…










