Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo ay idin aqrinayso Muno Hussen.
WARARKA MAANTA
Dhageyso Barnaamijka Athiny ki dayooy ee idaacada Warsan Todobaadkaan Waxaa looga hadli doonaa Noocyada xatooyada Haweenka GanacsigaBarnaamijka waxaa idin soo diyaariyay Shukri ismaciil Ahmed iyo Muhidiin Xassan Xusni. Dhageyso:-Barnaamijka Athiny ki…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Golaha Wasiirada ayaa maanta yeeshay shirkooda todobaadlaha ah oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iiisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac. Shirka Golaha ayaa lagu ansixiyey Hindise…
Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Safiirada Midowga Yurub & Talyaaniga?
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Gudlaawe Hussein ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Modowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tiina Intelmann. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay Arrimaha amniga, gaar ahaan…
Madaxweyne Xasan Sheekh” Uma dulqaadan karno dhibaatada ay nagu haayaan Al-Shabaab”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay bannaan-baxa bulshada Caasimadda Muqdisho ay kaga soo horjeedaan Al-Shabaab ayaa xusay dhibaatadii ay u geysteen dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










