Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Merrick Garland ayaa Khamiistii wuxuu magcaabay sarkaal baaris ku sameeya ‘sida ay waraaqo sir ah oo dawladdu leedahay loogu kaydiyey’ xafiiskii hore ee madaxweyne…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay dileen madaxii hawlgallada Daacish ee gobolka Bari oo lagu magacaabi jiray Abu-Albara Al Amani kadib dagaal ka dhacay degaano katirsan Gobolka Bari. Qoraal…
Mareykanka ayaa ku dhawaaqaya abaal-marin lacageed oo gaareysa 10-milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Maxamuud Abdi Aaden iyo dadkii kale ee mas’uulka ka ahaa weerarkii hotel DusitD2 ee…