Dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa Magaalada garoowe xalay waxaa uu ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Puntland, balse kala taabacsan Madaxweynaha Puntland Saiid Cabdullaai Deni…
Category
WARARKA MAANTA
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Idaacada Warsan Warsan,Barnaamijka Todobaadkan Waxaa Marti ku ah Abwaan Mohamuud Haji Mohamed Tarsh,waxaa soo jeedinaya Mukhtarr Sheikh Aden Dalmar iyo Hilal Sheikh Shueib.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









