Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo la kulmay xubnaha xisbigiisa AK ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan sidii ay dib ugu heli lahaayeen cododka ay lumiyeen wareeggii koowaad ee doorashada, iyo xitaa…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Midowga Yurub kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab & fatahaadaha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tiina Intelmann. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaaladaha guud…
Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheikh Adan Mohamed Nur Madoobe ayaa xafiiskiisa maanta kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Jedah kula kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan Bin C/casiis Aala-Sucuud iyo Wasiiro katirsan dalkaas. Kulanka labada dhinac…










