Hoos ka Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada warsan Tabiye, yaxye Hiilsan.
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Wasaaradda Waxbarashada iyo Booliska oo ka shiray Amniga Imtixaanka Sanadkan
written by Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan la yeeshay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Saraakiisha loo diyaariyey in ay ka shaqeeyaan Amniga iyo Amaanada Imtixaanka. Wasiir Faarax…
Maantay oo Taariikhdu tahay 23/05/2023, Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Dagmada Hodan Howlgal ay maanta sameeyeen waxey kusoo qabteen eedeysan, Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf oo ka ganacsanayay maandooriye is…










