In ka badan 5 qof ayaa ku geeryoodey, tiro intaa ka badanna waa ay ku dhaawacmeen dagaal shalay ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool .Dagaalka ayaa bilaawday ka dib…
Category
WARARKA MAANTA
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Maanta ka qabsoomay magaalada muqdisho. Shirka ayaa waxaa looga hadlay amniga…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Beesha Caalamka kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalka, waxaana uu kala hadlay in Soomaaliya laga taageero xaqiijinta go’aamada Golaha…
Dowladda Shiinaha oo jabsatay boqolaal hay’adood iyo wasaarado, caalamka oo dhan ah
written by Warsan Radio
Shirkad qaabilsan ammaanka Computer-ada oo laga leeyahay Maraykanka oo lagu magcaabo Mandiant ayaa Khamiistii sheegtay in kooxo abaabulan oo taageero ka helaya dawladda Shiinuhu inay jabsadeen aaladaha computer-ada ee boqollaal…










