a’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Amniga Qaran oo lagu soo bandhigay qodobo muhiim u ah…
WARARKA MAANTA
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu Tuulada Guulane oo hoos tagta degmada Aaden-yabaal uu gaaray Agaasimaha Canshuurta Berriga ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Muxyadiin Xasan Jurus. Wararka ay…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyarada Idacada Warsan,Todobaadkaan Barnaamijka waxaa marti ku ah Tafatiraha Idaacada Warsan ahna qof dhalanyara ah Heer lataaban karana ka gaaray dhanka saxaafada. Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyarada Idaacada…
Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka
Taliyaha Ciidamadsa xoogga dalka ayaa loo magacaabay Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxudiin oo hore usoo noqday taliyaha guutada 60aad ee ilaalada madaxtooyada dalka. Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka.Madaxweynaha ayaa khudbad…
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xalay saqdii dhexe Magaalada Garoowe ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo kuwo taageersan Siyaasiyiinta mucaaradka ee diidanaa furista Dastuurka Puntland.Dagaalka oo…










