Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in abaabul iyo diyaargarow ciidan uu ka jiro gobolkaasi, kaasi oo ka dhan ah Al-ShabaabMadaxtooyada HirShabeelle iyo Taliska Qaybta 27-aad ee Ciidanka…
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare Bangiga Dhexe, kadib soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda.Shirka oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TurkSom.Ra’iisul Wasaaraha…
Taliban oo diyaarad ka reebay 100 hablood oo waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka
Taliban ayaa la sheegay inay hor istaageen inay dalkaas ka dhoofaan, Haween deeq waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka Carabta, kuwaas oo la qorshaynayey inay halkaas ku dhamaystaan waxbarashadooda heerka jaamacadeed.Khalaf…
Ciidamada Hay’adaha Amniga ayaa xalay howlgallo ka sameeyay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.Howlgalka ayaa Ciidamada Hay’adaha Amniga waxa ay ka sameeyeen Xaaafado ka tirsan degmooyinka Heliwaa iyo Yaaqshiid .Sidoo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










