Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada Khaalid Binu Waliid ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan ku buburiyay fariisimo Al-Shabaab ku laheyd degaano hoostaga degmooyinka Galcad iyo Ruunirgood ee gobolada…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
SAFICT oo War kasoo saartay Go’aanka DFS ku xireyso aaladaha TikTok iyo Telegram
written by Warsan Radio
SAFICT waxa ay ogsoon tahay go’aankii dhawaan ay soo saartay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ee looga mamnuucayo gudaha Soomaaliya aaladaha dhijitaalka ee gaarka loo leeyahay, sida TikTok, Telegram, iyo 1XBET,…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeellle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay Barnaamijka Xasilinta ee ku qotoma Mashaariicda Bulshada, Maamul dhisida, Amniga, Cadaaladda iyo Xalinta Khilaafaadka. Shirkaan oo ay kasoo…










