Madaxweynaha Soomaliya, Xassan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qeyb galay kulan dadweyne oo su’aalo lagu weydiinayay oo ka dhacay magaalada Dhiuusamareeb oo uu hadda ku suganyahay, ayaa ka hadlay arrimo…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamaareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug uga qayb galay kulan dadweyne oo shacabka soomaaliyeed ay su’aalo toos ah uga weydiiyeen…
Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay Sheekha Al-Azhar Al-Shariif iyo madax kale
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Faarax Sheekh C/qaadir ayaa magaalada Qaahira kula klmay Sheekha weyn ee ee Al-Azhar Al-Shariif Dr. Axmed Al-Tayeb…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyey magaalada Burco iyo deegaannada ku teedsan. Burco-18-08-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo,…
Dawlada Federaalka ayaa sheegaty in hawlgal qorshaysanoo ciidanka Qaranka kasameeyeen degaaanka Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan, halkaas oo khasaare culu loogu geystay Al-Shabaab.Hawlgalka waxaa lagu beegsaday seddax xarumood oo Al-Shabaab ay…










