Shacabka iyo ururada mucaaradka ah ayaa ku eedeyay ciidamada dowladda Itoobiya ee gobolka ugu weyn dalkaas ee Oromia, dilka dad rayad ah xilli meleeshiyaad deegaanka ah ay ciidamadu kula dagaallamayaan…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Allaha u Naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo galabta lagu dilay duqeyn…
Golaha Shacabka oo meel mariyay Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel Mariyey Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka oo maray aqrintiisi sadexaad.Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka oo cod gacan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb Danjiraha Midowga Yurub Marwo Tinna Intelman oo uu dhammaday muddo xileedkileeda diblomaasiyadeed ay ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Xamse “Dilalka loo geysanayo aqoonyahanka ma ahaan wax laga aqbali karo Somaliland”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Allaha u Naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo lagu dilay duqeyn ka dhacday…
DF oo faah faahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay howlgal culus oo la fuliyey
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgaladii ugu danbeeyay ee ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda ay ka fuliyeen aagga degmada Galhareeri ee gobolka…










