Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa laalidda doorashadii 2020 uu ku guul darreystay ee gobolka Georgia.Isaga iyo tiro kale ayaa lagu soo oogay…
WARARKA MAANTA
Waziirka Cadaaladda “Waxaan Galmudug u joognaa in aan xididada u siibno Al-shabaab”
Ilaa iyo Shantii bishan waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ku sugnaa madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Federaalka.Joogitaanka madaxweynaha ayaa qeyb ka…
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dishay dagaalamayaal ka tirsan AL-Shabaab
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Howlgal qorsheysan oo ciidanka Qaranka oo kaashanayaa saaxiibada hawlgalka Maraykanka ee Africom ay dileen xubno ka tirsan dagaalaamayasha AL-Shabaab.Howlgalka oo xilli hore oo saakay ah…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay La-taliyaha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horumarinta Karaanka Bulshada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dr Hodan Cismaan Cabdi.Ra’iisul Wasaaraha…
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa habeenkii labaad ku hoyday saldhiga degmada Mandheera, kadib markii Isniintii lagu xiray Koontaroolka Basaska.Sida ku cad warqad dacwad ah uu helay wargeyska…










