Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
WARARKA MAANTA
Dagaal u dhexeeyay ciidanka daraawiishta Maamulka Jubbaland iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxa uu saacadihii lasoo dhaafay deegaanka Baarsanguuni oo dhaca duleedka magaalada kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.Wararka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir oo todobaadkaan loogu hadlay Dib-u-dhiska Caasimadda, Dar-dargelinta Barnaamijka dalkaaga ku dhiso…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheegay in Al-Shabaab laga saari doono degaannada ku hareereysan Wabiga Shabeelle
Iayada oo howgallo horleh ay ka billaawdeen degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, sigaar ah degmooyinka xiga dinaca xaduudka Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe…









