Kadib howlgal ay sameeyeen Ciidamada Nabadsugida Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay ku guuleysteen inay soo saaraan Miinooyin ay Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ku Aaseen mid kamid ah waddooyinka Magaalada…
WARARKA MAANTA
Shariif Sheekh Axmed iyo Cali Guudlaawe oo Heshiis Beeleed kusoo Gaba-gabeeyay Sh/dhexe
Deegaanka Burka Diirimeed oo ka tirsan Shabeelleada Dhexe ayaa xalay lagu soo gabagabeyay heshiis ay gaareen beelo walaalo ah oo maalmahaan ay waan-waantooda ka socotay degaankaas.Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali…
Shir u socday muddo 2 maalin ah Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu soo gebagabeeyey magaalada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
MD Xasan Shekh” Mardhow waxaa la arki doonaa Shaqsiyaad waaweyn oo musuq maasuq Maxkamad loo soo taagay”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladdiisa uusan ku ekayn shaqaalaha hoose ee hay’adaha dowladda.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay…










