Beeralayda qaadka ee Kenya ayaa isha ku haya hoos u dhac ku yimid iibka kadib markii ay Soomaaliya siisay Itoobiya 10 maalmood oo ay si gaar ah uga heli karto…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in bahda Waxbarashadu ay yihiin naftood hurayaal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaXamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in bahda waxbarashadu ay yihiin naftood hurayaal xili adag u kacay waxbaridda ubadka Soomaaliyeed, isla markaana ka soo dhalaalay kaalin muhiim…
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxuyidiin ayaa la kulmay saraakiil sare oo katirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.Kulankan ayaa looga hadlay xaaladda kala guurka amni ee Soomaaliya, gaar…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Aqalka martida kulan kula yeeshay Safiirka UK ee Soomaaliya Mike Nithavrianakis oo Maanta gaaray magaalada Kismaayo.Kulanka ayaa lagaga hadlay Dagaalka…
MW Xasan Sheekh oo kala hadlay QM qorshaha xasilinta ee degaanada la xoreeyey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing.Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka…










