Warar dheeraaad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Khasaare badan gaystay oo goordhaweyd qabsaday gaari ay saarnaayeen Dad shacab ah, kaasi oo ku safrayay sida la sheegay Gobolka Shabeellaha hoose.Wararkii ugu…
WARARKA MAANTA
Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalim,Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Wafdi ay hoggaaminayan ayaa maanta Gaaray Magaalo madaxda Dowladd Goboledka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Kuxigeenkiisa Cali Daahir Ciid.Madaxweynaha…
Ciidamada Dawlada oo Hawlgallo ku bur buriyay Fariisimo Alshabaab ay lahaayeen
Dawlada Fedeelka Soomaaaliya ayaa Guulo ka sheegatay Hawlgallo laga kaga sameeyay tuulooyin hoostaga Degaanka Daaru nicam ee gobolka shabeelada DhexeCutubyo ka tirsan Ciidamada Kumaandooska Dana bee xoogga dalka soomaaliyea ,…
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka Soomaliya Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa heshiis Caalami oo wadaag ah oo la xiriira Hawada iyo Duulista la gashay dhiggeeda wasiirka Gaadiidka Kenya…
RW Xamse oo ballan-qaaday in hoos loo dhigayo kharashaadka badan ee lagu tago Xajka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee sannadkii tagay, taas oo lagu qiimeynayey qorsheyaasha hirgalay iyo caqabadihii soo food-saaray…
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed.Hindise Sharciyeedkan oo ay soo gudbisay Wasaaradda Haweenka…










