Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Mudane Shane Dixon, oo ay isla soo qaadeen…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray Garoonka cusub ee Diyaaradaha Degmada Cadale oo dhismihiisu uu gabo- gabo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe ) oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta kulan la qaatay guddoonka Golaha Aqalka Sare ee BJFS.Kulanka…
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo gacan ka helayay kuwa dadka deegaanka ayaa maanta howlgallo ka sameeyay deegaanno hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas ay ku sugnaayeen dagaalamayaal katirsanaa Al…
Puntland oo DFS ku eedeysay inay isbaaro u dhigatay deeqaha loogu talo galay
Maamulka Puntland ayaa sheegay un Dowladda federaalka Soomaaliya in ay isbaaro siyaasadeed u dhigatay mashaariicda horumarineed iyo deeqaha Caalamiga ah ee magaca Soomaaliyeed lagu bixiyo.Wasiirka Maaaliyadda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad,…










