Wasiirka cadaaladda iyo dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa raali galin ka bixiyay kulankii golaha shacabka ee Sabtidii uu ka ballansanaa isla markaana uu dib uga dhacay.Baarlamaanka ayuu hor geeyay…
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Xafiiskiisa ku qaabilay lataliye xamse warfaa
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa.Lataliyaha…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis, waxaana kulankooda ay ka wada hadleen sii xoojinta…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hawlgal Qorshaysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibadooda caalamiga ah saaka ka fuliyeen xarun Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Mukayle oo ka tirsan Degmada Buulo burde ee Gobalka Hiiraan.Saraakiisha Ciidanka…










