Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Uganda, Okello Oryem ayaa shaaciyey inuu Ambassador Maxamed Tezikuba Kisambira ku geeriyooday Khamiistii la soo dhaafay Isbitaalka Tehran Hospital.Lama sheegin waxa sababay geeridiisa, inkastoo uu…
Category
WARARKA MAANTA
Gadoomiyaha Waxabarashada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool Aadan Axamed Maxamuud ayaa ka Warbixiyey Waxabarashada Degmada.Sidoo kale Gadoomiyaha ayaa Hambaliyo u diray Muniiro Mukhtaar Maxamed Oo Imtaxaanka Shahaadiga kaalimaha hore ka…
Sheekh Shariif & Guudlaawe oo ku baxay xalinta Dagaal beeleed kale oo dhacay
written by Warsan Radio
Madaxweynihii ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeele Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ayaa maanta gaaray Magaalada Biya Cade ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.Sheekh Shariif iyo Madaxweyne…










