Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.Madaxweynaha ayaa ka dhageystay…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad-goboleedka Galmudug.Madaxweyanaha ayaa waxaa sii…
Maamulka Milliteriga ee dalka Niger ayaa la sheegay inay taageero ka codsadeen kooxda Calooshood-u-shaqaystayaasha Raashiya ee PMC Wagner, xilli ay Saraakiisha Nigeria ka walaacsan yihiin suurtogalnimada faragelinta Ciidamo ka socda…










