Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo uu hoggaaminayey Lataliyaha Diiwaanka Boqortooyada Axmed Binu Cabdicasiis.Madaxweynaha oo ka guddoomay dhambaal ay…
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed.Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda…
DFS iyo Jubbaland oo ka wada hadlay u gurmashada dadka kunool degaannada Jubbaland
written by Warsan Radio
Gudoomiyaha hay’adda maareynta Musiibooyinka Qaranka ee Soomaaliya Maxamuud Maaclin Cabdulle ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Oo kusugan Magaalada Muqdisho.Kulanka oo kadhacay hoyga uu madaxweyne…
Urur Siyaasadeedka Mideeye oo qaadacay Hanaanka doorashada Qof iyo Cod ee degaannada Puntland
written by Warsan Radio
Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa caddeeyay mowqifkiisa ku aadan ka qayb-galka Hannaanka doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland.urur siyaasadeedka Mideeye qaadacay ka qayb-galka doorashooyinkaas hannaanka xisbiyada badan oo ka dhci doona…










