Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Amb. Ahmed Jumah Alromaith.Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Danjire Alromaith…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddiga saaxibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Sacuudiga.Xubnaha Guddiga oo ka kooban 11 Xildhibaan ayuu Guddoomiye Aadan Madoobe faray inay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudi Carabiya oo uu hoggaaminayey Lataliyaha Diiwaanka Boqortooyada Mudane Axmed Binu Cabdicasiis.Madaxweynaha…
Puntland oo sheegtay inay jiraan Odayaal la Shaqeeya AS oo beelaha isku dira
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali ayaa Shir-gudoomiyey Shirka Gudiga Amniga Gobolka Mudug oo looga hadlay xaaladihii Amni iyo dhacdooyinkii u dambeeyey ee todobaadka.Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee…










