Somaliland ayaa ka hadashay warar dhawaan soo baxayay oo sheegayay in Taliyihii Booliska Somaliland uu iscasilay, xili wararkaasi si weyn loogu baahiyay baraha Bulshada.Wararka la faafiyay ayaa tilmaamayay in Taliyaha…
WARARKA MAANTA
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday in baaritaan lagu sameyn doono ciyaaryahan ku tartamayay magaca Soomaaliya uu u muuqday mid aan diyaar u aheyn tartanka ay ka qeybgashay.Nasra…
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay sheegay in isaga iyo xukuumaddiisu aaney qorshaha ugu jirin in ay xilka kororsadaan.Wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray Madaxweyne Puntland Siciid…
Xasan Macallin oo caddaalad degdeg ah u ballan-qaaday maxaabiista Xabsiga Dhexe
Wasiirka Dastuurka iyo Caddalaadda dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin oo saaka booqasho ku tagay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa maxaabiiska u ballan-qaaday inay heli doonaan caddaalaad degdeg.Xasan Macallin ayaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.Madaxweynaha iyo wafdigiisa Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kusoo…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Xasan Cabdulkadir Mohamed oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose iyo kan Caasimada Baraawe ayaa kulan looga…










