Dagaal u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo Jabhadii dhawaan gashay buurta Gacan-libaax ayaa ka dhacay tuulada Dari-maraa oo buurta u dhow ka dhacay, kaas oo soo gaaray xalay Saqdii dhexe.Sida uu…
WARARKA MAANTA
RW Xamse Barre “Degmo kasta si nabad galyo ah ayay Mas’aaliyiintu ku tagi karaan”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hay’adaha nabad galayada iyo maamulka Gobalka Banaadir.Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Todobaadkaan waxa uu kusaabsanyahay Saameynta uu dhalanyarada kuleeyahay Aplicationka 1xbet Waxaana Marti Ku ah pro. Ali Mohamed Kuusoow Waxaana idin soo diyaariyey Sadam Hial Dhageysi Wacan. Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyarada…
Madaxa ciidamada calooshood u shaqeystayaasha ee Ruushka, Yevgeny Prigozhin, ayaa sheegay in ciidamadiisa Wagner ay aad ugu mashquulsanyihiin maalmahaan, shaqaaleysiinta ciidamo cusub.Wuxuu baahiyay farriin cusub iyadoo lagu jiro olole rasmi…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Bangiga adduunka oo uu hoggaaminayay ku xigeenka madaxa Bangiga adduunka ee Soomaaliya ahna maamulaha mashaariicda Mattias…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 4-aad ee Wadajirka ah ee labada aqal Baarlamaanka 11-aad ee JFS.Guddoomiyaha…
Maxay ka wada hadleen RW Xamse iyo Ergeyga Gaarka Ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga Q.M. ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika, Danjire Maxamed Cabdi…










