Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad Dawladda Ruushku lacag dhan $684 million Uga Cafisay Dawladda Soomaaliyeed. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Xildhibaanada oo la horgeeyay heshiiska Aasaasidda Ciidamada Heeganka ah ee Bariga Afrika
Waxaa Maanta kulan yeelanaya Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyagoo dood adag ka uyeelan doona Hindisa Sharciyeedyo iyo heshiisyo ay soo gudbisay Xukuumadda Frderaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa si…
Gargaar loogu talagaly dadka ku barakacay Colaadda Laascano oo DFS lagu Wareejiyay
Wasiir ku xigeen wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamuud Mursal ayaa safiirka ku xigeenka safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya kala wareegay gargaar bini’aadanimo oo…
Dhageysiga Dacwadda Eedaysanayaal ka tirsan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada oo socota
Maxkmadda Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysanaysa dacwadda loo haysto eedeysanayaal ka tirsan hay’adaha dowladda oo horay loogu soo eedeeyay musuq-maasuq. Dacwadda ay maanta Maxakamada Gobolka Banaadir dhageysanayso ayaa si gaar…










