Guddiga Olombikada Qaranka oo fulinaya Amarka wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha XFS ayaa shaqada ka joojiyey Guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud Khadiioj Aaden Daahir. Wasiirka Cayaaraha oo Shaqadii ka joojiyay Guddoomiyihii xiriirka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Safiirka Dowladda UK u jooga Soomaaliya Mike Nithavrianakis oo ka wada hadleen arrimaha dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya…
Madaxa dowladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha la dagaallanka argagixisada Matt Jukes, ayaa BBC-da u sheegay in tiro badan oo dhalinyaro ah loo xirxiray laguna sameynayo baaritaanno ku saabsan dambiyo argagxiso.Sanadkii…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb ka furay shir looga hadlayo dib u xoreynta deegaannada Galmudug ay ka joogaan Al-shabaab.Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in la…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah oo laga hirgalinayo jidka mara suuqa deegaanka Garasbaaleey ee Gobolka Banaadir, waxaana…
Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Shaqada Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda…










