Dabley hubeysan ayaa lix qof oo ay ku jiraan afar arday ku dilay duleedka magaalada Gaarissa ee Gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya, waxaa ardaydan ay ku sii jeedeen degmada…
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaare Xamse oo ka Tacsiyadeeyay geerida Abwaan Jaamac KediyeAugust
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Allaha u Naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo galabta lagu dilay duqeyn…
Hay’adda Taya-dhowrka Soomaaliya ayaa shahaado ku xirtay ganacsatada iyo shakhsiyaadka kale ee badeecada iyo alaabaha kale soogalinaya dalka, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay hay’adaas.Bayaankan ayaa lagu sheegay in ‘dhamaan…
Maxaa looga hadlay kulan ay yeesheen Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 28-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, waxaana kulanka ku wehliyay Guddoomiye ku-xigeenka labaad Cabdullaahi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










