Safiirada Soomaaliya iyo Comoros Ambassador Cabdullaahi Maxamed Warfaa iyo Ambassador Youssouf Assoumani Mondoha, ayaa xarunta Safaaradda Comoros ee Addis Ababa ku yeeshay kulan ay kaga arrinsanayeen adkaynta xiriirka soo jireenka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Sweden oo soo masaafurineysa Kumanaan Qaxooti kasoo jeeda Somalia & dalal kale
Xukuumadda haatan ka jirta dalkaasi Sweden ayaa adkeysay Siyaasadda socdaalka Muhaajiriinta iyo soo-Galootiga ku sii qulqulayo gudaha dalka Sweden.Hay’adda Socdaalka ee dalka Sweden (Migrationsverket) ayaa sheegtay in la soo masaafurin…
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aways Jaamac ayaa kulan hor-dhac ah la qaatay Wasiirrada Warfaafinta dowlad gobolleedyada iyo agaasinka guud ee gobolka Banaadir kadib rasmi ah uga…
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxay xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada Baraawe, Liibaan Abuukar Cismaan iyo ku xigeenkiisa labaad, Sahro Abuukar Cali.War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha, ayaa lagu sheegay,…