Dab khasaare badan dhaliyay ayaa xalay saq-dhexe ka kacay suuqa Magaalada Jowhar ee xarunta u ah maamul Goboleedka Hirshabeelle, waxaana soo baxaya warar dheraad ah oo ku aaddan dabkaasi kacay.Wararka…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhaliilay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Galmudug
written by Warsan Radio
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya ay kula jirto Al-Shabaab.Madaxweyne Axmed Madoobe…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









