Weerar ay Diyaarad nooca daroonka ka geysteen gudaha dalka Ruushka ayaa waxay waxyeelo soo gaartay ugu yaraan 4 diyaaradaha waa weyn ee noocoodu ahaa Ilyushin Il-76 Transport Plane oo ku…
WARARKA MAANTA
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay dagaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay kula jirto Alshabaab.Qoraalka uu soo saaray madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u qornaa:- Dagaalka…
Ra’iisal Wasaare Xamse: “Lama Aqbali Doono in La Xagal Daaciyo Halganka Dalka Looga Xoreynayo Alshabaab “
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo la hadlayey Saraakiil tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in aan la aqbali doonin wax walba oo xagal-daacinaya halganka…
Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray degmada Cadalle ee gobolka Shabeelada Dhexe
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Qadiimiga ah ee Cadale…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hay’adda caalamiga ah ee ICRC ayaa waxay shaacisay inay booqatay maxaabiista labada dhinac ee dirirtu dhexmartay, ee Somaliland iyo SSC- Khaatumo, kuwaas oo ku kala xiran magaalooyinka Hargeysa iyo Laascaanood.Warbixin…










