Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 22-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.Kulanka oo ajandihiisu ahaa akhrinta 3-aad…
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo hawlaha shaqo ee socda ku tegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulamo la qaatay…
Booliska oo shaaciyay in la qabtay Ragii watay Gaari Maanta ku Qaraxy Muqdisho
Taliska ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay qarax barqanimadii Maanta oo sabti ah ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dayniile dhinaca agagaarka Ex-control Afgooye.Afhayeenka Booliska…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Duqa Muqdisho oo shacabka Caasimadda u diray farriin la xiriirta Dagaalka AS
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), oo ka qeybgalayay kulan lagu taageerayey howlgallada lagula dagaalamayo Al-Shabaab ayaa sheegay in dhammaan shacabka gobolka Banaadir looga baahanyahay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









