Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dad Soomaali ah oo xalay lagu dilay Caasimadda dalka Canada, waxaana weerarkaasi lagu qaaday goob ay ka socotay xaflad aroos ah oo dad…
WARARKA MAANTA
Hafow Abdulkadir Ibraahim oo loo yaqaano (Saabir ) kana tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan qeybta 60-aad ee howlgasha deegaanada dowlad Goboleedka Koonfur galbeed.Hafow…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa inta uu joogo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay abwaankii iyo fannaankii Soomaaliyeed ee Marxuum Axmed…
Taliska CXD oo faah faahin ka bixiyay Dagaalkii cuslaa ee ka dhacay Daaru-nicma
Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkii xoogganaa ee shalay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa macwiisleyda iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Daaru-nicma ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.Taliyaha…









