Agaasimaha Xarunta Qaran ee Tubsan Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay inay kordheen Xubnaha katirsan Ururka Al-Shabaab ee isku soo dhiibaya Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ee howlgallada wada.Wuxuu sheegay…
Category
WARARKA MAANTA
MW Xasan Sheekh “Ma jirto meel aan aheyn Cowsweyne oo lagu jebiyay Ciidanka Dowladda”
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ka hadlay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee todobaadkii hore ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Cowsweyne ee Gobolka Galgaduud,…
Wafdi ka socda Dawlada Federaalka oo ku wajahan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan
written by Warsan Radio
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.Wasiirka Batroolka iyo Macdanta xukumadda Federaalka Soomaaliya C/risaaq Cumar…










