Faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya kooxo hubeysan oo Xaafada Fayuuma ee degmada Afgooye Gobolka Shabeellaha Hoose kudilay Alle ha u Naxariistee Nin Oday ahaa oo kamid ahaa dadkla…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynihii hore Shariif oo ku baaqay in wadahadal lagu dhammeeyo colaadda Laascaanood
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa baaq nabadeed kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isaga oo ku baaqay in wadahadal lagu dhammeeyo colaadda.“Dagaalkan wuxuu qixiyay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan goleyaasha Hay’adaha Dowladda ayaa gaaray taliska ciidamada Xoogga Dalka ee dagaalka ka dhanka ah…
Qoorqoor iyo Wasiirka Gaashaandhigga oo furumaha kula hadlay Ciidanka Qaranka
Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo uu la socdo Wasiirka Gaashaandhiga dalka Mudane Cabdulkadir Maxamed Nuur ayaa gaarey deegaano hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.Masuuliyiinta ayaa…