maamulka gobolka iyo kan degmada beledweyne ayaa maanta waxaaa ay dhagax dhigeen waddo dhaxmarto magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan/ ugu horeyntii waxaa ka hadlay gudoomiyaha degmada beledweyne maxamed…
WARARKA MAANTA
Sawiro: Shariif Xasan Iyo Wasiiradiisa Oo Ka Shiray Arrimaha Amniga Iyo Abaaraha,
Baydhabo(wadaninews24)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta shir guddoomiyey kulan golahiisa wasiirada ku yeesheen magaalada Baydhabo, waxaana kulankaasi looga hadlayey arrimo ku aadan amniga iyo abaaraha…
Dhageyso:-Kulunka Golaha waziirada dowlada goboleedka Kgs ayaa looga hadley ammanka iyo abaaraha
Madaxweynah Maamulka koonfurGalbeed Somaliya shariif xasan sheekh adan Ayaa manata shir Gudoomiyey Kulunka Todabdlaha ee Golaha waziirada Koonfurgalbeed , waxana looga hadleyey Ammanka , iyo Abaraha waxana ka soo Qeeb…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA MAY KOOCUSUB WARABINTA RADIO WARSAN XARUUNTIISA MAGAALADA BAYDHABO,,
BAYDHABO– WSR– Barnaamijka May koocusub Warabinta Radio Warsan Xaruuntiisa Magaalada Baydhabo Barnaamijka aad iyo aad ayaad uga bagankartaan dhageysi wacan,, DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA MAY KOOCUSUB WARABINTA RADIO WARSAN XARUUNTIISA MAGAALADA BAYDHABO,, was…










