Siminar loo Qabtey Iskaashata Beerleyda kgs ayaa manata looga Qabtey Maglada baydhabo waxana simarka u qabtey Hayada faw Waxana Goob joog ka aha Waziirka Berah iyo warabka maamulka kg Waziiro…
WARARKA MAANTA
Dhegeystayaasha ku xiran Webset yada Warsanradio.com iyo wadaninews24.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Bishaar Mayow {Bashka} Halkaan Hoose Ka dhageyso Barnaamijka Ciyaarahal oo dhameytiran:- …
Dhageyso wareysi af hayeenka GG, Malaaq Deeraw oo ka warbixiyey geeri naxdinlex ay ku timid Malaaq cali Bare.
waxaa maanta ku geeriyooday isbitaalk magalda baydhabo Malaaq cali Bare oo u geeriyooday cudurka shuban biyoodka hadaba waxaan ka wareeesanay afhaayeenka golahaa koonfur galbeed soomaaliya Malaaq Deeraw wareysigiisana sida tan…
Dhageyso:-ATHIINY MO’OSHIITHY QEYBTII 7AAD OO KI TIRSANGH QEYBTII 3AAD MAREGHDII TARASH
Hatany fiyaawaang ii nebed dhugunsathiyaal meel kastoo ising rooghdaang, sikasaty isiing niigh dhugunsethaasaangh. Jimaa feyly markaly haky dhowaathy qiibtii lixaad ee barnamishkii inky magadarny “ADIINY MO’OSHIITHY”, kaasoo jimaa kasty kedkung…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye……










