Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeyaa Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo dhinac ah iyo Xubno katirsan Al-Shabaab.Dagaalka ayaa wararka aan helnay waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Xubno…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
IMF oo taageera siinaysa dalalka ay saameeyeen colaadaha oo ay Somalia ku jirto
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa khudbad kooban ka jeediyay Shirka Agaasimaha Guud ee IMF iyo Wasiirada Maaliyadda Dalalka ay saameeyeen Colaadaha iyo Dhaqaalo yarida, shirkaas oo…
Maxay tahay sababta MW Xasan Sheekh uu Xilkii uga qaaday Guddoomiyihii Jamacadda Umadda?
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahad-Allah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.Bayaankan ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Allaha u naxariiatee waxaa caawa qarixii maqaayadda Blue Sky ku geeriyooday Agaasimihii Somali Cable Cabdifataax Macalin Nuur Qeys.Sida ay noo xaqiijiyeen ehelkiisa iyo saaxibadiis wuxuu ku sugnaa maqaayadda uu qaraxa…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay wadada Laamiga ee Via Moscow ee Isgoyska Ceel gaabta oo isku xerta Buundooyinka Degmada Xamar Jajab…









