Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarax oo Aroornimadii hore ee saaka oo sabti ah lagu weeraray Saldhig ciidanka…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Soomaaliya Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala hadlay waxgaradka, dubabka dhaqanka iyo Haweenka Gobolka Bakool qorshaha Qaran ee dagaalka Al-Shabaab iyo xoreynta deeganada Koonfur GalbeedMadaxweyne Laftagareen ayaa…
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeeray ciidamo u diyaar garoobaya Dagaalka AS
written by Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiirka amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka xoogga dalka ayaa kormeer ku tagay…










