Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kumaandooska ilaalo qaran ayaa howlgal qorshaysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab ka sameeyay dhulka howdka ah oo u dhaxeeya degmada Galcad iyo deegaanka…
WARARKA MAANTA
Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay dilka Macalinka dugsi Qur’aan iyo Ardaydiisa
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Shariif sheikh Axmed ayaa si xoogan uga hadlay colaad Beeleedyada kajira degaannada hoostaga degmada Cadalle, sigaar ah dilka loo geystay Macalinka…
Qeybta 7aad Barnaamijka iskaashiga Somaliya iyo Mareykanka oo looga hadlaayo Hooyada iyo Caruurta Ku jira Xiriyaha Barkacayaasha. Dhageyso: Barnaamij ku saabsan iskaashiga Somaliya iyo Mareykanka was last modified: October 22nd,…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Ciidanka Xoogga oo la wareegay Gacan ku haynta degaanno muhiim ah oo dhaca Gobalka Bakool
Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in degaanno muhiim ah kala wareegeen dagaalamaayasha AL-Shabaab, kadib howgallo saacado qaatay oo ka dhacay qaybo ka mid ah maamulka koofur Galbeed.Ururka 260aad…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Washington ee Caasimadda dalka Mareykanka.Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dulles…










