Dallada Mucaaradka Puntland ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa ay kaga hadleen jadwalka doorashooyinka qofka iyo codka ah oo ay soo saareen Guddiga doorashooyinka…
WARARKA MAANTA
Xubno kamid ah noqonaya Golaha degaanka Magaalada Jowhar oo Maanta la doortay
Waxaa Maanta Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle markii ugu horreysay muddo 32 sano ah kadib ka dhacday doorashada 13 Xubnood oo kamid noqonaya Golaha degaanka magaalada Jowhar. Munaasabadda…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Talisyada Ciidanka Xoogga iyo kan AFRICOM kala hadlay ka dhanka ah Al-Shaabab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon iyo Korneyl David J.Haskell oo ah Taliyaha Howlgalka Africom…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Xsan Sheekh oo gaaray Magaalada Brussels ee Caasimadda Belgieum ka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Dr; Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qayb geli doono shirka Midowga Yurub iyo waddamada soo koraya.Madaxwaynaha…
Deni “Golaha Wadatashiga maaha dalad Dastuuri ah oo Go’aan ka gaari karta masiirka dalka”
Madaxweynaha Dowlad gobileedka Puntland, Saciid Deni ayaa weerar afka ah ku qaaday Masuuliyiinta Golaha wadatashiga Qaran, oo ka kooban dowladda dhexe, dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.Siciid Cabdullaahi Deni oo…










