Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaa la isugu yeeray kulan aan caadi aheyn, kaasi oo saacadaha soo socda lagu wado inuu ka dhaco xafiiska Ra’iisul…
WARARKA MAANTA
Madaale oo dhagax dhigay Xarunta Hawlgalka Degdega ee Caafimaadka Dadweynaha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay xarunta Hawlgalka Degdega ee Caafimaadka Dadweynaha Gobolka Banaadir.Dhagax-dhigaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Agaasinka Caafimaadka…
Golaha Barlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo maanta fadhigii labaad ku ansixiyay Miisaaniyad sanadeedka 2024-ka ee Hirshabelle taas oo dhan $20,013,662.99 Million.Kulanka oo su’aalo ku bilowday xildhibaanadu soo jeediyeen iyo wasiirka…
Shirkadaha Isgaarsiinta ee ka hawlgala dalka Masar ayaa xaqiijiyey inay Adeegyada Isgaarsiineed gaarsiin doonaan dadka ku nool magaalladda Qasa ee lagu hayo Duqeymaha, lagana jaray Nooc kasta oo Isgaarsiinta Casriga.Afarta…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo Dhalinyarada Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, halkaasi oo uu shalay gaaray Lafta-gareen.Madaxweyne Cabdicasiis…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 October 2022-kii ayaa sheegay in Hay’addu iyo shacabka Soomaaliyeed diyaar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil sare u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan.Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh…










