Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay Sannadguurada 100-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Jahmuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga.Ra’isul Wasaare Xamsa oo hadal ka jeediyey…
Category
WARARKA MAANTA
RW Xamse Barre oo ka qaybgalay munaasabada Xuska duulaankii waxbarashada 29 Oktoobar
written by Warsan Radio
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in weerarkii Alshabaab ku qaadeen Waxbarashada 29kii bishii Oktoobar ee sanadkii hore ay dowladdu ka bixisay jawaabo deg-deg ah.RW Xamse…
RW Xamse oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Bangi dhawaan laga hirgeliyey Muqdisho
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Bangiga Ziraat Katilim ee laga leeyahay dalka Turkiga, kaas oo dhawaan xarun cusub ka…
Guddi ka shaqeyn doona qaban-qaabada Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo la magacaabay
written by Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Ciyaaraha Dowlad Gobaleedyada, SSC Khaatumo iyo Gobolka Banaadir 2023-2024.Guddigaan uu maanta magacaabay Wasiirka…










