Tirada dhimashada dadka Falastiiniyiinta ah ayaa gaartay 11,240 oo qof sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Xamaas. Tan iyo markii uu dagaalku bilowday toddobada bishii Oktoobar waxaa sare u kacayay dadka…
Category
WARARKA MAANTA
Eedaysane la sheegay in degmada Guriceel uu ku dilay Ganacsade oo gacanta lagu dhigay
written by Warsan Radio
Ciidamada ammaanka Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Eedaysane la sheegay in dhawaaan uu dil ka gaystay Gudaha Magaaladaasi, kadibna baxsaday.Hawlgallo ay sameeyeen Ciidamada Amniga ayaa waxaa…
Lafta-gareen oo Baydhaba ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey RW Ku-xigeenka Dalka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amar siiyay Maamulada Gobolada Sh/ Dhexe iyo Hiiraan
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo u kuurgalayay saameynta ka dhalatay roobabkii maalmahaan ka da’ayay Magaalada Jowhar ayaa maanta booqday qeybo kamid ah xaafadaha Magaalada Jowhar. Madaxweynaha oo kormeerkiisa ay…










