Xaafado ka tirsan degaanka Jannaale ee gobolka shabeelada Hoose ayaa waxaa saameeyn xooggan ku yeeshay Daadadka Roobka dertya ee ka day iyo Fatyahaada webiga shabeelle uu ka geystay degaankaasGudoomiyaha degaanka…
WARARKA MAANTA
Waxaa xalay fiidkii qaraxyo lagu weeraray xarumo shirkadda Hormuud ku leheyd Deegaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho. Weeraradan oo dhacay abaaro 8-dii fiidnimo ayaa waxaa loo adeegsaday miinooyin nooca soo booddada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Nuuradiin Maxamed Khaliif u magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Jubaland. Nuuradiin ayaa hore u ahaa xeer ilaaliyaha Ciidamada Jubbaland Madaxweyne Axmed Madoobe…
Magaalada Garowe ee Caasiamda Dawlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ka taagan Xiisad dagaal oo u dhexeysa Madaxweyne Deni iyo siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland. Wararka ka imaanaya Magaaladaas ayaa sheegaya in labada…










