Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Wasiirka gaashaan-dhigga XFS, qaar ka mid ah golaha wasiirada koofur gabeed iyo masuuliyiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey maanta Magaalada Diinsoor…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto, oo dhameystay muddo xileedkiisa danjirimo. Mudane Xasan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiis ayaa waxay ka qeyb-galyaan shirka…
Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada dowlad goboleedka Puntland ee katirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen koox ka tirsan Daacish oo Qaraxyo ku diyarinayay Magaalada Boosaaso. Ciidamada ayaa…
Milatariga Israa’iil ayaa siidaayay muuqaal kaamirooyinka CCTV-ga ah oo muujinaya laheysteyaal Israa’iiliyiin ah oo la geynayo isbitaalka al-Shafa, oo ah isbitaalka ugu weyn Qasa, kaddib weerarradii 7-dii Oktoobar ee Xamaas.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka qeyb-galaya Shirka Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika oo laga sugayo…









