xamse Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Axad ah waxa ay ku wajahan yihiin magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna…
Category
WARARKA MAANTA
Taliska CXD oo Turkiga kala hadlay sii wadida taageero siinta Ciidamada Xoogga
written by Warsan Radio
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya G/sare Bariş bulut. Taliyaha iyo Uqeybsanaha Arimaha…










