Somaliland ayaa Aaga degaanka Bukhdharkeyn ee Gobolka Sool oo ay kula dagaalameen Ciidamada SSC Khaatuma waxaa ay kusoo bandhigeen Ciidamo aad u farabadan oo katirsan Millateriga Somaliland. Ciidamadaan ayaa waxaa…
WARARKA MAANTA
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ee loo yaqaano Macawiisle ayaa Howlgallo qorsheysan ka fuliyay degaano katirsan Bariga Gobolka Galgaduud. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in howlgalka lagu bartilmaameedsaday Xarumo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan xaqiijinta hiigsiyada dalka ayaa kulamo la qaatay dhallinyarada, aqoonyahanka iyo hormuudka bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed. War kasoo…
RW Xamse Barre oo ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim ah oo qeyb weyn ka qaadan doonta horumarinta dhaqaalaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Mareykanka ayaa Talaadadii u soo diray Masar saddexdii diyaaradood ee ugu horreeyay oo gargaar bini’aadannimo u wada Gaza, isagoo ballan-qaaday inuu caawinayo Falastiiniyiinta inta lagu guda jiro xabbad-joojinta Xamaas iyo…










