Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa manta daahfuray shirka hanaanka wadashaqeynta waaxaha Dowladda Hoose ee Xamar, Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Furitaanka shirkan waxaa…
WARARKA MAANTA
Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Mahad Mohamed Salaad ayaa Soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay kaga qaadeen dalkeena Cunaqabataynta Hubka oo muddo dheer saarnayd. War-saxaafadeed…
Wafdigii dowladda Iran ayaa ka baxay wadahadallada shirka Cimilada ee Qaramada Midoobay ee ka socdey dalka Imaaraadka Carabta iyagoo ka mudaaharaadaya joogitaanka wakiillada Isaraa’iil Jimcihii shalay, sida ay sheegtey warbaahinta…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Deni oo mar kale ku celiyay inuu wadahadal la galayo Mucaaradkiisa
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday shalay ayaa looga hadlay dardargelinta dhameystirka Doorashooyinka hal qof iyo hal cod ee Golaha Wakiilada,…










