Wasaaradda Difaaca ee Ingiriiska ayaa diyaaradaha wax indha-indheeya u dirtay hawada sare ee Qasa, si ay u soo uruuriyaan xogo sirdoon oo ku aadan halka ay Xamaas ku hayn karaan…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la sheegay in uu kulan wadatashi ah ugu yeeray inay ku yimaadaan Xarunta Madaxtooyada Guddoonka Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland. Kulanka ayaa wararka…
Ururka 48aad guutada 10-aad Qaybta 43-aad Ciidanka Xoogga dalka ee fadhigoodu yahay magaalada Buurdhuubo ayaa howlo samata-bixin ah u sameeyay shacabka ay saameeyeen fatahaaduhu. Ciidankaan ayaa shacabka u sameeyey gurmad,…









